Waxay ahayd bishii Octobar 2014 kii markii aan Cismaan Buulo xuubey ku bartay suuqa bakaaraha

Wuu I kufsaday Cismaan Buulo xuubey Daawo qisadi caanka noqotay ee Amal Cabdi Xassan Amal Afgooey. ka sheekeysay , Waxay ahayd Bishii Octobar 2014kii subaxnimo khamiiseed oo aan Salladaydii siddo una sii jiido xagga suuqa bakaaraha si aan adeeg uGu soo gado hooyo iyo Aabbe oo marka iska xanuunsanaa, saacad ka dib Ayaan arkay Wiil jiiraanka ahaa oo lagu magacaabi jiray Cismaan Buulo xuubey oo gaadhi yar oo nooca raaxada ah wata waxa uu iga codsaday in uu isii dhaweeyo waan ka aqbalay waayo goobta aan ku socda cabaar ayey iga durugsanayd Buulo xuubeey waxan ku ogaa qof Dagan oo dhalinyarta xaafadana uGu shidan balse marnaba maan niyeysan in uu igala laabi doono sakad ku xigtay halkan ku socday waxa uu la soo baxay Baaskoolad Ka dib maxaa dhacay.

HALKAN GUJJI OO KA DAWO