WARDEGDEG Laba wariye oo u hanbajabay kooxda xidigaha geeska sheegayna in farxiya kabayare showgeeda aanay khalkhalin karin

Daawo Laba wariye oo caan oo u hanjabaya kooxda xidigaha geeska oo isku dayaya in ay khalkhaliyaan showga fanaanada farxiya kaba yare

Wariyada caanka ee reer Hargeisa Sagal Mustafe Xassan Nuur ayaa u hanjabtay cid walba oo isku dayi doonta inay joojiyaan showga ay fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare ku dhigi doonto Hargeisa iyadoo balan ku qaaday inaan cid ka hor joogsan doonin, Waxaana sidoo kale la joogtay markay hadalkaas lahayd Bushaaro Baande oo hadalka ku waafaqday Hadday arrinkaasi dhacdana waa guul u soo hoyotay oo aan marnaba la munaafanaqadayn doonin fanaaninn danbe oo kooxda xidiguha baryahan ku mashquulaan , haddaba ..

HALKAN GUJI OO KA DAWO