waan aaminay balse wuu i kufsaday qiso xanuun badan

Daawo haddi aad qalbi adagtahay muuqalka gabadhani waan aaminay balse wuu i kufsaday. Habeenimadii isniinta sanadkii 2015 bishi labaad ayaan Aadan Qoryooley isku baranay xaafada kaaraan ee magaalada muqdisho waxa uu ahaa nin furfuran dabci wacan isla markaana ladnaan ka muuqatay. Anigoo gabar nimadayda ilaashanaya ayaan damncay in aan nolol la samaysto oo aan guursado waxa uu watay gaadhi noah ah taarikadisu tahay jiitin 243 som islaash 9 oo aan ku arki jiray balse habeenkii u horaysay ee aan raacay maxaa dhacay.

Halkan Riix oo ka daawo