Ugbaad Aragsan oo soo saartay hees cusub

Fanaanada Codka Macaan ee Ugbaad Aragsan oo ka tirsan Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Gees-ka ayaa waxay soo saartay Hees cusub oo jacayla oo la yidhaahdo “ TAALLO UBAX” waxa midhaha Heestan Curiyay Abwaan Maxamed Xarago.

Heestan oo soo baxday Ciidal-Fidriga ayaa waxay Shabakada Hayaannews u soo gudbinaysaa Macaamiisheeda.

“Aayahaan taaneen ogeyn

Tasow waadigan geshee

Wixii aan ku taami jiray

Ma Tiix Qaaduu ahaa”

HALKAN GUJI OO KA DAWO

HALKAN GUJI OO KA DAWO