T A C S I AXMED SICIID CIGE

T A C S I AXMED SICIID CIGE
Ilaahay ha u naxariistee waxaa xalay 30March2017 ku geeriyooday dalka india Korneyl / Cabdikariim Xaashi oo ka mid ahaa saraakiishii ugu magaca dheeraa jabhadii SNM kana soo qayb qaatay dib u dhiska haykalka dawladnimo ee somaliland .
wuxuu soo qabtay xilalka wasiir xigeen isagoo haddana ahaa muddo dheer agaasimaha guud ee wasaaradda gaashaandhiga somaliland . sawirkan waxaa iska qaadnay hargeysa anigoo axmed saciid Cige ah iyo Cabdikariim Xaashi ilaahay janadii ha ka waraabiyo ee 15.1.2017 .