Subxan Daawo Qisadi fanaanadi caanka ahayd ee qabrigeeda masasku ka so baxeen

Subxan Daawo Qisadi fanaanadi caanka ahayd ee qabrigeeda masasku ka so baxeen..
Mid ka mid ah fanaaniinta ugu caansan Dalka Lubnaan iyo aduunka ayaa geeriyootey iyad aoo geerideeda ka dib uu mid ka mid ah ilaalada Xabaalaha ay ku aasnayd waxa uu so wariyey in Xabaasheeda Fanaanadaasi oo lagu magacaabo Sabaax ay ka soo baxaan Masas,

Waardiyaha ayaa sheegay in markii hore uu moodi jirey khiyaali balse waxa uu rumaystey in ay arintani jirto waxogaa ka dib markaasi oo uu go,aan ku gaadhay in uu gabi ahaanba ka tago shaqadii Ilaalinta Qubuuraha, hadaba halkan hoose ka daawo