Subxan Allah ma kula tahay wiilkan yar ayaa soo iibsaday sigaarkan

Subxan Allah Ma kula tahay wiil kaa yar baa qaad soo iibsaday, oo intuu soo iibsaday waliba Madhab iyo Jabis soo iibsaday, oo Kooke iyo biyo ku soo darsaday, oo guri iyo barkin dabada soo galiyey, miyey kula tahay sidaa aan soo sheegay? Waxa kale oo yaab leh qof ka u dhiibay sigaarka si uu u sawiro, wiilka yari waa eegayaa waliba eegmo yaab leh. Caruurtaada sigaarka ha u diran, ha na ku dhex qayilin gurigaaga, waayo uu ku gu dayanayaa. Waxaan soo jeedin lahaa in la mamnuuco oo dukaan kasta la gu ciqaabo in carruurta la ga iibiyo Sigaar.

MAXAMED AADAN TARABI