Subxan Allah Daawo Fanaan Axmed Zaki heestan waa la igu qalday

Subxan Allah Daawo Alfanaan Axmed Zaki Heestan heesaha Xabashida u eeg waa la igu qalday, fanaankan ayaa sheegay muuqaal uu soo duubay in qaabka heestan loo duubay ay ahayd qaab anshaxa ka baxsan is la markaan la igu qalday waa sida uu hadalka u dhigayee, HADDABA Muxu fanaanku qoonsaday heestan Ethiopianka u eeg.. Si aad arrimaha iyo arrimo kaleba uga bogato..

HALKAN GUJI OO KA DAWO