Sicir Bararka iyo Abaartu Waa laba shay oo laga ducaysto waana in wax walba lagu bixiyo shilinka Somaliland Waxa qortay Saynab Cabdiraxman Cali.. SAYNAB DHEEMAN

Sicir Bararka iyo Abaartu Waa laba shay oo laga ducaysto waana in wax walba lagu bixiyo shilinka Somaliland Waxa qortay Saynab Cabdiraxman Cali.. (ZAYNAB DHEEMAN)

sixir barar iyo abaar waa laba shay oo laga ducaysto oo aad u xun hadaba maxaa keenay inflation, ama sixir bararka macno wayn masa maynayso saad iyo edahab ha la joojiyo lkn xaqiiqada halkeeda haloogu tago dawladi waa inay lacagteeda isticmaashaa maaha in lacagaha qalaad laga door bido shiling somaliland wadan walba wuxuu leeyahay lacag ugaara lacagtiisa ayuu isticmaalaa lkn maaha in doolarka ahmiyada la siiyo wax walba oo la iibsanayo waa in cash somaliland lagu iibsado guryaha kiradooda waa in cash lagu qaadaa waa in bukhaarada ka ganacsanaya maceeshada cash laga ga iibsadaa lkn taasi waxay imanaysaa marka dawladii intaaba gacanta ku qabto lagana hor tago sixir bararka taasina waxay suuroobaysaa marka dawlada gacan lasiiyo shacabkeeda iyo ganacsateeduba garab siiyaan shacabkuna ha isticmaalaan shiling soomaliland doolar baa dalkii dawikhiyay iyo lacag aanu lahayn wa bilahi tawfiq

SAYNAB CABDIRAXMAN CALI
SAYNABDIOMON@GMAIL.COM

HARGEYSA SOMALILAND