Shan siyaabood oo aad kaga hortagi karto Jacaylada Roodhi Kowda

Gabadhyahay baro Shan siyaabood oo aad kaga hortagi karto Jacaylada Roodhi Kowda..

waxay xaqiijiyeen culumada cilmi nafsiga kuna xeel dheer arrimaha qoyska iyo la dagaalanka qalbiyada jabaa in ninku marka u waydiyo gabadha in uu habeenka u horaysa faraha la soo galo kaasi waa rodhi kow ee isaga durug,

ka labaad marka uu ninka guur ku balan qaado ee isku xidho in uu kula galmoodo ogow, ninkaasi marka uu dantiisa kaa gaadho ayaa kugu danbaysa.

Gabadh yahay ma ogtahay in ninba ninka uu ka hadal badan yahay dhibaatadiisu ka yar tahay halka ninka aamusan uu mustaqblkaaga si togan iyo tobanba uGu ciyaarayo,

Mase ogtahay markasta uu isku kaa miskiimiyo in uu doonayo in uu cidlo kaaga dhaqaaqo marka uu ku faraxumeeyo Haddaba gabadhyahay Somaliyeed adood mustaqblkaaga Ilaashanaya ka fagow intaasiba