Sahra Ladan waxay tidhi

Sahra Ladan waxay tidhi Ma ku sheega sabta ay dhalinyaro badan oo reer Somaliland ahi u jecelaadeen Muqdisho Marka danbena ay ugu Oyaan Jamhuuriydda Dimuqraadiga Soomaaliyeed

Haddii aad diyaar u tahay Jawaabta anigaa ku sheegaya iyad oo bila turxaan ah

Simple
1:Marwada Qaranku Fannaaniita si gooni ah ha u xaal ogaato Madaxweynuhu ha jecelaado fanka iyo Suuganta.
2: madaxwaynuhu iyo masuuliyata sare ee Qaranku ha u dhago nuglaadaan dhalinyarada
3: Madaxda qaranku dhalinyarad Talad ha waydiiyaan kulamada wadaniyada ha la joogteeyo
4: walidiinu iyo masuuliyiintu ha iska iloobaan 1960 xilyadii wanaaga ee dawladnimadii sheekooyinkii iyo xasuusihii muqdisho.
5: Odayaal dhaqameedku ha inaga daayaan qabilausiga iyo qabyaalada
6:Amarka Dawaladnimadu ha shaqeeyo oo cadaladu ha shaqayso.

Qodobadan aan xaga sare ku xusay waxay dhiri galinaysa Dhalinyarada balse haddii inta lawayo waxa Hubaal ah in dhammmaan Ubaxa Somaliland u soo kacaya in ay ka hilaacan jaarkaaga oo muruqooda iyo kartiidooda ay galin doonaan Koofuta jaarkeena ah.

Su’asha aan xaga sare idinku waydiiyey jawaabteedu waa intaan oo run laga dhigay marwada qaranka Soomaaliya ay ku casuuntay Aqalka Looga taliyoo Soomaaliya Fanaanadeeni codka toolmoonayd ee Xamda Yar waxa ay u samaysay qimo wayn oo aan ay ka heelin Hargeysa Cadeey maxaad inta kalena ka filayaa!!?