Obama oo durba shaqadiisii ka bilaabay Pizza delivery iyo sida uu ugu farxay ninka mulkiilaha ka ah meherada.

SAWIRO Obama oo durba shaqadiisii ka bilaabay Pizza delivery iyo sida uu ugu farxay ninka mulkiilaha ka ah meherada.

Tolaw hadmaa la arkayaa nin intuu qaranku si nadiif ah u doortay, si nadiif ah ugu shaqeeyay, si nafiid ah na shaqo maalmeed kale u raadsaday? Mise siyaasigeenu siyaasaduun buu ku dabada haysanayaa sidii geel uu leeyahay?