Ninyahow iska jir shan siyaabood oo xaaskaagu ay habeenka aqal galka kaaga carari karto

Nin yahow iska jir shantan siyaabood ee ay habeenka u horaysa ee aqalka galka xaaskaagu kaaga carari karto,

1. waxa uGu horeeya in aad habeenkaasi aad markali ah laydhkoo shidan aad is qaawiso,
2. inaad tusto xubintaada taranka waayo hadii ayna hore u arag argagax baa ku dhici kara.
3, inaad marka u horaysa hadalo hanjabaad ah aad kula dhaqanto ,
4. inaad adigoo oo shiiraya aad soo ag seexato.
5. tan uGu danbaysa oo ah inaad iska jirto inaad hanjabaad wax kaga qaado..

shantan waxyaalood oo muuqaal ahna

HALKAN GUJI OO KA DAWO