Maxaan kaga daali Inanka yar ee Madaxtooyadii Badhaasuqiyey , Waxa qoray Aaadan Cabdi Ciidle

Maxaan kala yaabi Wiilkan Yar ee Madaxtooyadi Badhaasuqiyey, Waxa qoray Wariye Sare : Aadan Cabdi Ciidle..

Maxaanakaga daalayaa waa maalintii sadexaad ee inankaas yari isaga ciyaaro hanaanka hab saxaafadeedka madaxtooyada soomaalilnad isagoon kamid ahyn madaxda halakaasi kuqabata shiararka jaraaid waxaanay tani daliilcad utahay kala danabayn la aanta iyo isdhexyaaca ka taagan xukuumada soomaalind iyadoo ay muuqato in inanyarooo kastaaba uu waxuu doono iska samayn karo shir jaraaid isaga qaban karo ku ciyaari kara ,aniga inankaas yar ma aqaan maalin horena waxbaan ka qoray colaad uma qabo kama xumi laakiin waxaan ka hadlayaa ,kala dnabayn la aanta ka taagan madaxtooyada soomaalind waxanay daliil utahay siaday uga aradantahay madaxtooyadu nidaamyada dawliga ah sidaas hadii lagu sii wadana waxay noqon doontaa waxaan laga saadalin