madaxwayne farmaajo oo hada magacaabid sameyey

Moqdisho (murtimaal :- War qoraal ah oo hada ka so baxay xafiiska madaxweynaha dalka Somaliya

Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxaa lagu sheegay in uu madaxweynuhu magacaabis sameeyey

Madaxweynaha ayaa waxaa uu magacaabey la taliyaha dhinaca arimaha bulshada waxaana uu u magacaabey jagadaasi marwo Caasha Abubar Qaasim.