Ka waran hadii uu qof ku yidhaahdo xaaskaaga noo keen ha noo ciyaartee

Ka waran hadii ay dhalinyaro ku tidhaahdo xaaskaaga noo keen ha noo ciyaartee Maxaad samayn lahayd aniga waxay ila tahay waad xanaaqi lahayd ama waad feedhi lahayd ba ama uGu yaraan hadalo culus baad uGu jawaabi lahayd, ka waran haday ku sii raaciyaan xaaskaga intaad dhar khafiif ah u soo xidho noo keen hoolka masraxa ha inoogu jaaste markan waxaaba dhici karta inaad budh madaxa ku jabiso qofka sidaasi ku yidhaahdo, HADDAB QISADAN oo yaab leh kana dhacday wadan ka mid ah wadamada Islaamka ,

HALKAN GUJI OO KA DAAWO