Template Tools
You are here :  Home
Todays is : Friday, 10 September 2010

Wararka iyo Warbixinaha

Nabadey Saalax Xaashi Carab (1955 – 2010): Qudbi-suugaaneed Kale oo Galbaday
WQ. Maxamed Daahir Afrax

Mar kale ayay maalmahan murugo gilgishay bahda qalinleyda iyo halabuurka markii looga naxsaday geerida lama-filaanka ah ee abwaan Saalax Xaashi Carab, 19kii bishan Agosto. Bahdan oo uu ku abtirsado Naadiga PEN oo uu Saalax ka ahaa xubin qaali ah, waxaa mar kale la damqay nabarkii ay ku reebtay geeridii is daba-joogga ahayd ee ay sidii tusbax go’ay sannadahan u dambeeyey isaga daba tageen halyeeyo badan oo hormuud u ahaa halabuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida. Kuwaas oo ay ugu dambeeyeen, Alle  ha u wada naxariistee, Xasan Cilmi Diiriye, aabbihii masraxa Jabuuti

 
Somaliland Technology
Shirkada Somaliland Technology waa Shirkadii ugu horeysay ee Reer Somaliland ah ee yeelata Server u gaar ah, waxay diyaar idiinla tahay samaynta noocyada Website-yada ee kala duwan sida Shirkadaha Dhismaha, NGO, Hotel, School, College, University, Restaurant, News Website, Hay’adaha,
 
SUUGAANTII IYO HALKU DHIGYADII XILIGII HALGANKA SNM PDF
Tuesday, 25 May 2010
waxa qorey Sulaiman Ismaaciil Maxamed 
 
Maadaama oo dadka Somaliland hodan ku yihiin suugaanta Afka Soomaaliga inta badana dadyowga Soomaaliyeed u daba fadhiistaan arimaha suugaanta. Ayaan waxaan Jeclaystay inaan xusuus ka sameeyo maskaxda dadkana dib ugu halku dhigyadii iyo suugaantii xiligii halganka sida xooga ah uga soo burqanaysay maskaxda dadkii halganka ku jiray iyo shicibkoodaba.
Read more...
 
TACSI TIIRAANYO LEH PDF
Thursday, 20 May 2010
Xasan Cabdi Madar, Sayid Maxamed Yuusuf, Axmed-Kayse Cali Rooble iyo dhammaan xubnaha Ururka Qoraaga Soomaaliland Waxay Tacsi u dirayaan Gudoomiyaha MURTIMAAL Jamaal Maxamed Sh.Abuubakar oo aabbihii Maxamed Sh. Abubakar ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Ilaahay Jannadii Fardowsa ha ka waraabiyo marxuumka, ehelkii uu ka baxayna samir iyo iimaan  ha ka siiyo, innagana kuwii ku waansama ha innga dhigo. Aaamiin Waxa tacsi taas la mid ah diraya
Read more...
 
Dharka askarta ( sheeko) PDF
Friday, 14 May 2010
Wey la yaabanayeen kooxdiisu markii uu lahaa waxan jecelahay in aan ciidanka ku biro,fikirkiisaasi ah in uu ciidamada wadanku yeelanaayo ka mid noqdaana wuxu ahaa mid marka dhinacyo badan laga eego maskaxdiisu ay ku qancisay,wuxu dhageysan jiray xornimadu waxay tahay,wuxu si rasmi ah u xaqiiqsaday in dalkastaaba xornimadiisa
Read more...
 
NAADIGA TIMACADDE OO TACSI DIRAAYA PDF
Wednesday, 12 May 2010
Naadiga Akhriska Timacadde Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh U dirayaan: Qoraaga wayn Jaamac Muuse Jaamac oo Aabihii Xalay Ku geeriyooday Magaalada Hargeisa.
Read more...
 
TACSI TIIRAANYO LEH PDF
Tuesday, 11 May 2010

Dhamaan xubnaha murtimaal ee dibad iyo gudaba waxay tacsi u dirayaa Aqoonyahan  Jaamac Musse Jaamac oo uu aabihii Muuse jaamac faarax muuse gurey  ku geeriyooday magaalada Hargeysa kuna dhashay magaalada Ber-bera. "Muuse Gurey" (Berbera, 1915[?]- Hargeysa, 2010 wasxayna leeyihin samir iyo iimaan Allaha ka siiyo geeridu waa xaq, wana lakal horeeyea , maanso baroor-diiq ah oo u tiriyey Jaamac Aabihi halka hoose ka akhri Inaalilaah waa inaa ilayhi reejicuun .

Read more...
 
KADDE IYO KUDDE(c/raxmaan maxamed cali ubaxle) PDF
Tuesday, 11 May 2010
cadaan iyo madwba waa maansadii ugu horaysay ee ay kuwada hadlayaan bili aadan iyo jinmaansadani oo markii ugu horaysay badka timi dhagaha dadkana soo jiidatay habeenkii suugaanta iyo haldoorka ee kadhacay hotel barwaaqo iyo magaalada burco waan maanso dood k wadaajinaysa ayna  kuna wada sheekaysanayan jin iyo insi
Read more...
 
Waaga Cusub ee u Baryey Heesaha Muuqaalka (Video Clip) Somaalida. PDF
Saturday, 08 May 2010

Qalinkii : Xassan Cumar Hoorri.

Murti Somaaliyeed ayaa ahayd “Haweenku nin aanay kaga oohin kama ilmo dhalo”. Mid kale ayaa ahayd “Haween ama ka Samira ma u Samir”. Haddaba hees muuqaalka Samir, midhahii, laxankii iyo soo saaridii Haykel waxa uu ka tarjumayaa jacaylka iyo reer dhaqashada in lagu saleeyo laguna meelmariyo

Read more...
 
HAASAAWE SUBAXEED: sheeko gaaban PDF
Thursday, 06 May 2010
Waxa qoray Maxamed Cabdi Tahir, (Khdar gaas) hayderabad Hindiya


Waa Subax hore waxa uu ka soo laabtay Xasan salaadii subax waxana uudib ugu noqday meheradiisii waxyar dib u indho casaysadii uu is yidhiba tellephone ayaa soo dhacay, qabay oo ku tiraab 'Hello waaqofma?' laaguna jawaab 'subax kasta waa qofma ayaad igu salaantaamaalinna maanad codkayga aqoonsanayn?'......

Read more...
 
MA NINKAAN OGAA BAA!! PDF
Wednesday, 05 May 2010
Xasan C. Madar

Sannadihii ugu horreeyey ee dalka lagu soo noqday xilli barqo kulayl ah ayaan ku leexday mid ka mid ah makhaayadaha Hargeysa ee qaxwaha laga fuudo si aan koob shaaha oon kulaylka iskaga qaboojiyo uga cabbo. Waa xilli laga soo noqday xeryo qaxooti oo dadku waxba ma hayo, jeebaduhu way madhan yihiin, busaarad xun baa magaalada ka taagan oo xataa koobka shaaha ah la iskuma shubo.
Read more...
 
Guhaad PDF
Monday, 03 May 2010
Maansadan waxaa la yidhaahdaa Guhaad, Waxa ay ku sahabsantahay Tahriibta, Waxa ay daba socotey Laba maanso oo ay kala lahaayen Xasan Daahir Ismail iyo Cabdilahi Hasan Ganey, Maansada oo sheegaysa In caqligu yahay furaha nolosha, Guushana lagu gadho talo iyo gorfeyn, Isla markaana sheegaysa in uu Wadankaagu yahay meel aad sharaf iyo dadnimo ku leedahay, Xaga danbena waxay kaga hadlaysaa dadka la takooray in danbi laga galey oo Somaliyoo dhan taa lagu ganaaxay, Waxay ku bilaabmaysaa sidan
Read more...
 
Jawaab:maansadii Dheelitiran PDF
Monday, 03 May 2010
Cabdiqadir Cabdi Hassan (Raam)
 
Maansadani kooban ( Rahii dhibaca sugayey ) waxay jawaab u tahay maanso uu tiriyey hal-abuur ubaxle oo runtii ahayd    mid qiimo leh oo murti badan xambaarsanayd
 
Read more...
 
Saaxiibo Hore PDF
Saturday, 01 May 2010
Noloshu waa sida beer la beeraayo oo kale, waa mid u baahan in lagu wajaho casharo,waayo aragnimo,diin,akhlaaq iyo dadnimo intaaba isugu jira,beer kastaba waxa laga goostaa midho la mid ah,xagga dhadhanka iyo muuqaba kuwii lagu riday,mana dhacdo inta badan in midho dhadhan qadhaadh lihi ay soo saaraan kuwo macaan ah,dadkuna waa sidaasi,qofkastaaba wixii uu noloshiisa gashado ayuu ka helayaa,abaal iyo natiijana u noqoneysa.nolosha maantu,waa ta beri,ta berina waa tii shalay aad sameysay.
Read more...
 
Hargeisa: Bandhig Suugaaneed Loogu Magacdaray Habeenka Hal-Abuurka oo loo Sameeyay Abwaan weedhsame PDF
Saturday, 01 May 2010
Bandhig suugaaneed lagu soo Bandhigay Suugaanta  Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa Xalay lagu Qabay Hotel Emperail ee magaalada Hargeisa.

Bandhig suugaaneedkaasi oo ay ka soo qayb galeen Abaanka Wayn Xasan X. C/laahi (Ganay), Qoraaga Caanka Ah ee Boobe yuusuf Ducaale, Abwaano Da,yar ah oo uu ka mid ahaa Axmed Cismaan Batuun, iyo Dadwayne aad utiro badan.

Read more...
 
Timacadde Readers Club (TRC) oo Xalay soo Bandhigay Barnaamij ku saabsan Tahriibta iyo Buuga Dhaland PDF
Friday, 30 April 2010
Naadiga Akhriska Timacadde waxa uu xalay Hotel Asker ee Magaalada Gebiley ku soo Bandhigeen Buugii Afraad ee Naadigu u soo xulo Gobolka Gebiley, Buugga Dhalandhool Tahriib, ee uu qoray Dayib C.raxman Askar, ayaa Nasiib u yeeshay inuu noqdo Buuga Bishan Naadigu u soo Xulo Dhalinta.
Read more...
 
DHEELI-TIRAN (c/raxmaan maxamed cali ubaxle) PDF
Friday, 30 April 2010

Dheeli tiran oo  soo baxday 30/abr/20010   waxay si dareen leh inoo tusaysaa isu dhanaanshaha  dhexdhexaadka iyodheeli tiranaka nolosha waxaana ku duugan macnayaal badan iyo murti muuq dheer oo lagu maakubay maansadani waxay daaha karogtay habdhaqanka wajiyada badan ee dadka u degdega iyagoo danatooda uun uga socda inay    dal iyo dadba

Read more...
 
ISAGAABA YAABAY PDF
Wednesday, 28 April 2010
Xasan Cabdi This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

Siduu u joogay uun buu mar is yidhi miyaad dalkiiba tagtid? Immisa gu buu meesha joo gay? Suâaashaa maanta ka horba ismuu weydiin. Yaraan buu ka yimid oo qurbaha ku soo galay. Intii uu joogay qaadkii ma yimid iyo halkaynu fadhiisannaaba sheekadiisu ma dhaafin. Weliba isaga qaadka waa loo weheliyey. Tigidhka Baska iyo Tareenka maalin kasta wuu ammaanaysan jiray.
Read more...
 
Ardayda Jaamacadda Hargeisa PDF
Tuesday, 27 April 2010

Waxaa shalay abaaro sadexdii galabnimo ilaa lixdii ka da’ayay magaalada Hargeisa roob aad u quwad wayn oo kala xidhay dhamaan wadooyinka la iskaga talaabo ee halbawlayaashaa.

 

Roobabka noocan ah ayaa baryahanba ka da’ayay magaalada hargeisa oo horena khasare xoog leh oo mood iyo noolba ah u gaystay dadweynaha ku nool Caasimada Hargeisa.

Read more...
 
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 Next > End >>

Results 61 - 77 of 372

Daawo Buuga Guri waa Haween

Waraysi lala yeeshay Sahra-ladan

 

Cilmiga iyo Aqoonta (Buug Cusub)

   

WARBIXINTII WARIYE MUNIIR AXMED CIGAAL EE 
HADHWANAAG AY KA DIYAARIYEEN URURKA MURTIMAAL
KU DHUFO SAWIRKAN HOSE MURTIMAAL


Sheekooyin

© 2009 - 2012: Murtimaal: Bahda Hidaha, Dhaqanka iyo Dhalinyarada (BHDD) Powered by: Somaliland Technology