Template Tools
You are here :  Home
Todays is : Friday, 10 September 2010

Wararka iyo Warbixinaha

Nabadey Saalax Xaashi Carab (1955 – 2010): Qudbi-suugaaneed Kale oo Galbaday
WQ. Maxamed Daahir Afrax

Mar kale ayay maalmahan murugo gilgishay bahda qalinleyda iyo halabuurka markii looga naxsaday geerida lama-filaanka ah ee abwaan Saalax Xaashi Carab, 19kii bishan Agosto. Bahdan oo uu ku abtirsado Naadiga PEN oo uu Saalax ka ahaa xubin qaali ah, waxaa mar kale la damqay nabarkii ay ku reebtay geeridii is daba-joogga ahayd ee ay sidii tusbax go’ay sannadahan u dambeeyey isaga daba tageen halyeeyo badan oo hormuud u ahaa halabuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida. Kuwaas oo ay ugu dambeeyeen, Alle  ha u wada naxariistee, Xasan Cilmi Diiriye, aabbihii masraxa Jabuuti

 
Somaliland Technology
Shirkada Somaliland Technology waa Shirkadii ugu horeysay ee Reer Somaliland ah ee yeelata Server u gaar ah, waxay diyaar idiinla tahay samaynta noocyada Website-yada ee kala duwan sida Shirkadaha Dhismaha, NGO, Hotel, School, College, University, Restaurant, News Website, Hay’adaha,
 
Hanbalyo Arooska Xoghayihi Mashaaricda Bahda Murrtimaal oo ku aqal galay Norway PDF Print E-mail
Tuesday, 02 February 2010
Dhammaan Xubnaha Ururka Hidaha, Dhaqanka iyo Dhallinyarada Somaliland ee Murtimaal Waxay Hanbalyo u dirayaan Xoghayihii Uqaabilsanaa xagga Mashaaricda ururka Murtimaal Mrudane Khadar Maxamed Axmed (Bulxan) oo ku aqal galay Norway xubnaha ururka ee diraya Hanbalyada waxay kala yihiin. iyagoo hanbalyada ka dibna u dooray heesta arooska ee uu qaado fannaanka Mustafe TT, wada daawo 

Jamaal Maxamed Sheekh Abubakar, Axmed Maxamed Shaqale (Axmed Future), Axmed Cabdi Cabdillaahi Riiraash, C/Ladiif Cismaan Caabey, Maxamed Cumar Aaden, C/rasaaq Jaamac Gaas Mucaawiye, Maxamed A.Taahir, Khaddar Gaas, C/rasaaq Maxamed Cali, Mustafe C/kariim Cali Buux,Mustafe Maxamed Xasan Gacma-dheere, C/rasaaq Maxamed Muuse, Kamaal Saciid, Xamse Xaaji Xuseen,C/xakiin Axmed Carab,Sahra Maxamed Cali{Sahra Ladan},Yaasmiin,Maxamed kaahin Naciima Yuusuf Cilmi iyo dhammaan Dadka kalla ah

waxa kale oo Hanbalyo taas la mid ah diraya. 

1.hooyo Fadumo xasan cabdule
2.Cali ismaaciil libaaxe
3.Rashid ismaaciil libaaxe (ceejiye)
4.Xaliimo ismaaciil libaaxe iyo caruurteeda
5.Ubax ismaaciil libaaxe iyo caruurteeda
6.Muue ismaacliil libaaxe
7.Max´uud ismaaciil libaaxe(eges)
8.Ibraahim ismaaciil libaaxe
9.Cabdiqaadir ismaaciil libaaxe
10.Saynab ismaaciil libaaxe
11.Hodan ismaaciil libaaxe
12. Siciid ismaaciil libaaxe
13.Sahra ismaaciil libaaxe
14.Cabdifataax ismaaciil libaaxe
15.Aabe cabdulaahi naxar isaxaaq
16.Hooyo Weris baashe jaamac
17.Faadumo cabdulaahi naxar
18.Nasra cabdulaahi naxar caruurteeda
19.Faysa cabdulaahi naxar
20.Nimco cabdilahi naxar
21.Farduus cabdulaahi naxar iyo caruurteeda
22.Farxaan cabdulaahi naxar iyo caruurteeda
23.Maxamed cabdulaahi naxar
23.Muuse cabdulaahi naxar
24.cabdirisaaq cabdulaahi naxar
25.Axmednuur cabdulaahi naxar
26.Jaamac cabdi baashe
iyo waliba asxaabta kalla ah :
1.hooyo sahra muuse cali
2.sado dahir warsame
3.maxamed cali nadiir
4.xusen xaji cali faraax
5.sidiic cali ducaale
6.cabdi qoslaaye
7.yusuf mxamed raabi

Dhamaan A sxaabtani waxay hambalyo bogaadin aan lasoo koobi karayn udirayaan Arooska
Khadar  Maxamed Axmed (bulxan) iyo aroosada Shamsa Caabi Digaale
waxanu leenahay guurkiinu guri barwaaqo ilaahay ha ka dhigo aamin aamin aamin
 


waxaanu ka mid yahay ururka murtimaal qaybtiisa mashaaric samaynta, waxanan u saaraynaa heesta ah, 

 





 
 
 

 
< Prev   Next >

Daawo Buuga Guri waa Haween

Waraysi lala yeeshay Sahra-ladan

 

Cilmiga iyo Aqoonta (Buug Cusub)

   

WARBIXINTII WARIYE MUNIIR AXMED CIGAAL EE 
HADHWANAAG AY KA DIYAARIYEEN URURKA MURTIMAAL
KU DHUFO SAWIRKAN HOSE MURTIMAAL


Sheekooyin

© 2009 - 2012: Murtimaal: Bahda Hidaha, Dhaqanka iyo Dhalinyarada (BHDD) Powered by: Somaliland Technology