Template Tools
You are here :  Home
Todays is : Friday, 10 September 2010

Wararka iyo Warbixinaha

Nabadey Saalax Xaashi Carab (1955 – 2010): Qudbi-suugaaneed Kale oo Galbaday
WQ. Maxamed Daahir Afrax

Mar kale ayay maalmahan murugo gilgishay bahda qalinleyda iyo halabuurka markii looga naxsaday geerida lama-filaanka ah ee abwaan Saalax Xaashi Carab, 19kii bishan Agosto. Bahdan oo uu ku abtirsado Naadiga PEN oo uu Saalax ka ahaa xubin qaali ah, waxaa mar kale la damqay nabarkii ay ku reebtay geeridii is daba-joogga ahayd ee ay sidii tusbax go’ay sannadahan u dambeeyey isaga daba tageen halyeeyo badan oo hormuud u ahaa halabuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida. Kuwaas oo ay ugu dambeeyeen, Alle  ha u wada naxariistee, Xasan Cilmi Diiriye, aabbihii masraxa Jabuuti

 
Somaliland Technology
Shirkada Somaliland Technology waa Shirkadii ugu horeysay ee Reer Somaliland ah ee yeelata Server u gaar ah, waxay diyaar idiinla tahay samaynta noocyada Website-yada ee kala duwan sida Shirkadaha Dhismaha, NGO, Hotel, School, College, University, Restaurant, News Website, Hay’adaha,
 
Tacsi Tiiraanyo Leh PDF Print E-mail
Tuesday, 02 February 2010
Dhamaanba ardayda ka qalinjabisay dugsiga hoyga ah ee SOS Sheikh Secondary School oo kala joogaa Somaliland, Malaysia, India, Pakistan, Sudan, Uganda, Yemen, Ethiopia iyo Europe waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii eheladii, asxaabtii iyo bahda reer SOS Sheikh ee uu ka geeriyooday alle naxariistii janno ha siiyee marxuum Khalid Cawil Cilmi
oo dhowaan ku geeriyooday dalka Ethiopia.Tacsi Taas lamid ah waxaa diraaya dhamaan xubnaha Ururka Hidaha Dhaqanka Iyo Dhalinyarada Somaliland ee Murtimaal  Oo Kalla  jooga  dalka  gudihiisa  iyo dibadiisa  Waxayna Alle uga baryayaan inuu naxariistii jannatul fardawsa ka waraabiyo, qoyskii asxaabtii iyo eheladii uu ka tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. aammiin aamiin.

Ardayda tacsida diraysa oo aad u badan waxa ka mid ah:
Axmed Maxamuud Cilmi
C/qadir Dayib Askar
Axmed Nur Muse
Khalid Ibrahim Ismacil
Cabdisamad Cali Cawale
Fosi Maxamud Qofal
C/raxman Maxamud Shire iyo Xaaskiisa
Cadnan Cisman Yasin
Siciid Saleban Xirsi
Cabdale Sacad Muse
C/raxman Ismacil Cabdicasis
Daud Gaaxnuug
Muxyadin Sh. A/weli
C/shakur Maxamud
Mukhtar Axmed Yasin
Khadar Maxamud Gahayr
Hodan Cabdi Cali
Jama Ismacil Nuur
Maxamed Ibrahim Ismacil
Nuradin Cabdi Cilmi
Mawliid Mudan
iyo dhamaan ardayda dugsiga SOS HG Sheikh.



Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun..


==============

INA LILAAHI WA INAALILAAHI RAAJUCUUN

" Geeriyeey xishoodlaay,
Xajiyaay fogeeyaay,
Xaash'e Aftahanimooy,"


MAAMULKA URURKA ARDAYDA SOMALILAND EE UGANDA IYO DHAMAAN ARDAYDA KALE EE WAX KA BARATAABA, IYAGOO KA TIIRAANYEYSAN GEERIDDA NAXDINTA LEH EE KU TIMID WALAALKOOD, MARXUUM KHAALID CAWIL CILMI, WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMAAN EHELKII, QARAABADII IYO SOS SHEIKH SECONDARY SCHOOL FAMILY IYAGOO KA TACSIYADANAYA GEERIDAA NAXDINTA LEH.. WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA INUU IILKA NEECOW UGDOONIYO UU KU SIIYO NARUURO. JAANATUL FARDUUSANA UU HOY WAARA UGA YEELO. AAMIIN....AAMIIIN... AAMIIN.
 
< Prev   Next >

Daawo Buuga Guri waa Haween

Waraysi lala yeeshay Sahra-ladan

 

Cilmiga iyo Aqoonta (Buug Cusub)

   

WARBIXINTII WARIYE MUNIIR AXMED CIGAAL EE 
HADHWANAAG AY KA DIYAARIYEEN URURKA MURTIMAAL
KU DHUFO SAWIRKAN HOSE MURTIMAAL


Sheekooyin

© 2009 - 2012: Murtimaal: Bahda Hidaha, Dhaqanka iyo Dhalinyarada (BHDD) Powered by: Somaliland Technology