Template Tools
You are here :  Home
Todays is : Friday, 10 September 2010

Wararka iyo Warbixinaha

Nabadey Saalax Xaashi Carab (1955 – 2010): Qudbi-suugaaneed Kale oo Galbaday
WQ. Maxamed Daahir Afrax

Mar kale ayay maalmahan murugo gilgishay bahda qalinleyda iyo halabuurka markii looga naxsaday geerida lama-filaanka ah ee abwaan Saalax Xaashi Carab, 19kii bishan Agosto. Bahdan oo uu ku abtirsado Naadiga PEN oo uu Saalax ka ahaa xubin qaali ah, waxaa mar kale la damqay nabarkii ay ku reebtay geeridii is daba-joogga ahayd ee ay sidii tusbax go’ay sannadahan u dambeeyey isaga daba tageen halyeeyo badan oo hormuud u ahaa halabuurka fanka iyo suugaanta Soomaalida. Kuwaas oo ay ugu dambeeyeen, Alle  ha u wada naxariistee, Xasan Cilmi Diiriye, aabbihii masraxa Jabuuti

 
Somaliland Technology
Shirkada Somaliland Technology waa Shirkadii ugu horeysay ee Reer Somaliland ah ee yeelata Server u gaar ah, waxay diyaar idiinla tahay samaynta noocyada Website-yada ee kala duwan sida Shirkadaha Dhismaha, NGO, Hotel, School, College, University, Restaurant, News Website, Hay’adaha,
 
Ogaysiis PDF Print E-mail
Sunday, 06 September 2009

Bahda Hiddaha Dhaqanka iyo Dhalinyarada ee Murtimaal,  waxay ogaysiinaysaa, Akhristayaashayada sharafta, Qadarinta, iyo Xishmaddaba Naga mudan,  In Maqaalada iyo sheekooyinka Na soo gaadha aanan wada daabicin Sababa jira awgeed iyadoon la ogayn qoraaga rasmiga ah ee sheekada qoray, 

iyo isagoo higaadd  ahaan aad u khalday maqaalka uu noo soo diray, annagana ay wakhti nagu qaadanayso, sixiddeeda, sida laga warqabo waxaa jira qoraayo sheekooyin badan noo soo dira lakin se marki aan ogaanay ay na yagu ahayn qoraaga rasmiga ah ee sheekada ama warbixinta qoray, markaa waxaan ogaysiinaynaa qof kii sheeko ama maqal ama suugaan noo soo diraya in uu isagu yahay qoraaga qoray , haduuna ahayn uu ku soo saxiixo qofka asal ahaan lahaa, waxaan kaloo ka cudurdaaranaynaa dadka badan ee maqaalada siyaasadda na soo gaadhsiiyey, in aan annagu ka madax banaan nahay siyaasad iyo shuqulkeed,  aanan u taagananay Suugaanta, Dhaqanka, Sheekooyinka, Iyo wacyigalinta xagga dhaqanka ,,, Fadlan Hanaga raali ahaadaan intaanan maqaaladooda daabicin ..

 

Waad mahadsantihiin 

ALLAA MANSAB LEH, MAKAAN LAGU NASTIYO, MEELO DARAJAYSAN.....

 

________________________-

Editor MURTIMAAL.COM

This e-mail address is being protected from spam bots, you need JavaScript enabled to view it

 

 
< Prev   Next >

Daawo Buuga Guri waa Haween

Waraysi lala yeeshay Sahra-ladan

 

Cilmiga iyo Aqoonta (Buug Cusub)

   

WARBIXINTII WARIYE MUNIIR AXMED CIGAAL EE 
HADHWANAAG AY KA DIYAARIYEEN URURKA MURTIMAAL
KU DHUFO SAWIRKAN HOSE MURTIMAAL


Sheekooyin

© 2009 - 2012: Murtimaal: Bahda Hidaha, Dhaqanka iyo Dhalinyarada (BHDD) Powered by: Somaliland Technology