X.MURTIMAAL | XEERKA MURTIMAAL |
|
|
|
| Monday, 04 May 2009 | |
|
Xeerka Bahda Murimaal 1. Hordhac Bahda Hiddaha Dhaqanka iyo dhalinyarta, waa Bah ka madaxbannaan wax kasta oo siyaasad noqon kara . Waa bah u taagan afka hiddaha dhaqanka, waxaana la aasasay sannadkii 2009 . Bahda xaruntiisu waa Dublin Airland . Bahdani u jeedada ugu wayn ee loo aasay waa inay soo saaraan Dhalin yar badan oo hal abuur noqonkara, . Waxaynu la soconnaa sida aanay u jirin Suugaan badan oo la qoray marka la baadhayo Hiddaheena , dhaqanka iyo dhankasta oo loo baahdo in wax laga ogaado dadka soomaalida guud ahaan. la-wadaaga bulshada soomaaliyeed Suugan la'aanta, taasina waxay sababtay in la'aas aaso bahda hiddaha dhaqanka iyo dhalinyarada oo magacooda guud na yahay Murtimaal. 2. Waxyaabaha Uu Bahdu Hiigsanayo
3. Magaca Ururka Murtimaal (Bahda Hiddaha Dhaqanka Iyo dhalinyarada
4. Astaanta Bahdu Astaanta bahdu Waa dhiil ama haan Saabkeeda wadata Xagga hoosena waxaa kaga qoran Magaca Ururka Oo u taagan Bahda Hiddaha Dhaqanka Iyo dhalinyarada Ee Murtimaal
5. Habka Nidaamka shaqo ee Bahda Hab-dhaqanka Shaqo ee bahdo Si Kasta Ma ogola Kali talisnimo Waxkasta oo Bahdu ku soo kordha waxay ka yeelayaan shir wada jir ah, marka uu qof walba aragtidiisa shaqo soo jeediyo Waxa loo qadayaa Cod , cod kaasi oo noqonaya Hal dheeri,
6. Qaab ay uu u dhisanyihiin Bahdu
7. Xubnaha Bahda
Waxaa xubin ka noqon kar qof kasta oo danaynaya nidaamdka Hiddaheena iyo dhaqankeena suuban jecelna in kor loo qaado,
8. Shuruudaha Xubinnimada. Shuruudaha laga doonayo qofka xubin ka noqonaya bahduna waa”:-
9. Waxa ka reebban xubnaha.
10. Xuquuqda Xubnaha. Xubinkastaa waxa uu xaq u-leeyahay
11. Bahda Fulinta Bahda fulintu waxay ka kooban yihiin Sideed xubnood. Waana maamulayaasha Bahda .
12. Shuruudaha Xubnaha Bahda Murtimaal :
Dhammaan shuruudaha qeexaya xubinimada ururka, waa inuu buuxiyo xubinta loo dooranayo guddida.
13. Hawlaha guddida fulinta ee Bahda :
14. Xilka guddoomiyaha bahda Gudoomiyuh waxa u masuul buuxa ka yahay Bahda waxaanu markasta dar-dar galinayaa hawlaha Bahda waxanu si joogta ah u la soconayaa shaqooyinka Bahda Waxa uu shaqa joojin ku samayn karaa intaan cod la qaadin Xubnaha Bahda Mid ka mid ah haduu uu gefo ama shaqadii loo diray uu ka soo bixi waayo, 15. Xilka Guddoomiye xigeenka Hadii uu gudoomiyuhu si dhakhso leh isku casilo ama uu gudan kariyo waayo hawlihii loo igmaday waxa si ku meel gaadh ah u haynaya Xilka Gudoomiye xigeenka, Mararka loo bahdana waxa u matali karaa Gudoomiyaha
16. Xilka Xoghaya
|
Daawo Buuga Guri waa Haween
Waraysi lala yeeshay Sahra-ladan
| © 2009 - 2012: Murtimaal: Bahda Hidaha, Dhaqanka iyo Dhalinyarada (BHDD) | Powered by: Somaliland Technology |





