Haweenka xaga danbe u wayn ayaa ka caafimaad kuwa kale

Haweenka xaga danbe u wayn ayaa ka caafimaad badan kuwa kale , Wargayska The Independent ayaa daabacay cilmi baaris lagu sheegay in haweenka Gadaal u weyn ay ka caafimaad iyo caqli badanyihiin kuwa kale, sheekadan oo uu wargeyska xiganayo seynisyahano ka tirsan Oxford iyo dhakhaatiir kala duwan ayaa noqotay mid aad loogu hadal hayo baraha bulshada! sided u aragtaa??