Degdeg Daawo Muuse bixi oo ka hadlay in uu Madaxwayne Siilaanyo Xilka ka dagayo

Degdeg Daawo Somaliland Muuse Biixi oo ka hadlay in uu Madaxwayne #Axmed_Siilaanyo xilka ka dagayo kuna wareejinayo Ku xigeenkiisa Saylici, Arrimaha Doorashada iyo waliba sidoo kale arrimo kale oo xasaasi ah oo ay ka jirto duruufta wadanka ka jirta ee abaarta iyo dhaxantii abid uGu badnayd oo Somaliland Fadhiisata,