Daawo wariye Coldoon oo so bandhigay muwaadin Somaliland ah oo dawlad kale lo dhibay

Daawo wariye Coldoon oo soo bandhigay Muwaadin Reer Somaliland oo sidi qalbi dhagax loogu dhiibay dawlada kale ( Booliska) ayaa habeenimo ku jabiyey gurigiisa oo ka qafaashay,waxa loo taxaabay xaruunta baadhista dambiyada ee Hargeysa , 10 maalmood kadib Waxa laga dhoofiyey gagida diyaaradaha Cigaal ee Hargaysa waxaana lagu wareejiyey Jabbuuti , Walina wuu maqanyahay waxaana ka soo wareegay 3 sanadood.
hallkan hoose ka daawo