Daawo profesor Axmed Ismaaciil Samatar professor siyaasada ku asqoobay oo qaab qabiil u ololaynayaa

Subxan Allah Daawo profssor Axmed Ismaaciil Samatar oo ku fashilmay siyaasadda isla markaanaa u ololaynaya qabiil sheegayna in xisbiga Kulmiye qabyaalada uu wado kula shaqaynayo kuna taageersanyahay jeegaanta labada beelood isugu dhiibayaan hadaba Axmed I Samatar oo looga bartay aqoon waakan isago qabil ka shekaynaya

HALKAN GUJI OO KA DAWO