Daawo malqaacad yaableh oo lagu arkay meere ka mida meerayaasha

Daawo malqaacad yaableh oo lagu arkay meere ka mida meerayaasha hawada Barnaamijkeenan waxaynu daaha kaga faydaynaa malqacadda ay hay’adda sahaminta hawada sare ee maraykanka ee Nasa ay muuqaalkeeda inaga tustay meerayaasha sare gaar ahaan meeraha Mariikh.