Daawo Jilaaga Caanka ah Ee Sunil Shetty ama Balwaan oo sheegay in aanu ogayn in ay Somalidu u taqaanno BALWAAN

Daawo Jilaaga Caanka ah Ee Sunil Shetty ama Balwaan oo sheegay in aanu ogayn in ay Somalidu u taqaanno BALWAAN , Sheegayna in dadka Somalidu nabad u baahanyihiin oo uu maalin maalmaha ka mid ah aadi doono wadanka Somalida, waxa uu yidhi somalidu waa dad fanka iyo shaneemoyinka jecel wajahayana dagaalo, waxa kale oo uu sheegay ,

HALKAN GUJI OO KA DAWO