Daawo Farxiya Fiska oo ka shekeysay qaabki ay fanka ku so gashay

Dawo Fiska oo ka shekeynaysa qaabki ay fanka ku so gashay Magacaygu waa Farxiya Fiska Anigoo gabadh yar ah oo dhigata Iskuulka Macallin Jaamac [Magaallada Muqdisho) ayaan Fanka jeclaa, Macallin Jaamac xilligaas wuxuu ku yaallay halka uu ka dhisan yahay guriga hooyooyinka oo anigoo xiisadda ku jira ayaan maqli jiray Muusigga Tiyaatarka sidaasna fannaaniinta ula qaadi jiray heesaha. Dhammaadkii 1989kii ayaan u tagey abwaan Mustafe Sheekh Cilmi waxaan ku idhi adeer Fanka ayaan jeclahay waxaana doonayaa inaan noqdo fannaanad marka hees aan tartanka heesaha hirgalay kaga qeybgalo ii samee.
Halkan Guji oo ka Dawo