Cajiib Daawo Jilaaga Caanka ah Sunil Shetty oo Somalidu u taqaan BALWAAN ama shoodhe Raambo oo Madaxda Somalidu uGu baaqay in caruurta Ka fikiran Nabadna ku dabaalan

Cajiib Daawo Jilaaga Caanka ah Sunil Shetty oo Somalidu u taqaan BALWAAN ama shoodhe Raambo oo Madaxda Somalidu uGu baaqay in caruurta Ka fikiran Nabadna ku dabaalan Somalia,

Mr Balwaan, Uma Haysanin In Dadka Somalida Ahi Ay Yaqanaan Balwaan Lakiinse Waa Filmkaygii UgU Horeeyey…” actorka caanka ee sunil Shetty..

Wareysi xiiso leh oo lala yeeshay actorka caanka ah ee filmada hindiga matela waa sunil shetty oo ay somalidu u taqaano shoodhe raambo, wareysigan oo ay la yeelatay idaacada bbcda qaybteeda afka somaliga ayaa kaga hadalay arimo badan oo ku saabsan somalida iyo waliba in uu damacsan yahay inuu mar uu booqasho ku tago dalkaas somalia hadaba hoos kaga bogo wareysigaas oo dhamays tiran….