Cajiib Daawo hees cusub Xamda queen

Daawo hees cusub xamda Queen “Kalgacaylka ruux ila qabtoo, qira wanaagayga oo qoomihii hore dhayoo, qaba imaan buuxa qaadiroow raxmaanoow aduu, qummane isoo xul” Hargeysa(Hayaannews): Fanaanada Codka Macaan ee Xamda Queen ayaa waxay soo saartay Hees jacayla oo Cajiiba, Heestaas oo la yidhaahdo “Qaadiroow Raxmaanoow Qumane I Soo Xul” waxa midhaha Heesta Sameeyey Abwaan Sidiiq Burmad. Heestan Cusub oo soo baxday Munaasibada Ciidal Fidriga waxa laxanka saaray Maxamed Miyir ayaa waxay ka hadlaysaa Jacayl, Midhaha Heesta waxa ka mid ah\

HALKAN GUJI OO KA DAWO