Cajiib Daawo Fanaanada Quruxda u saaxibka ah ee Ikraan Mohamed Carale oo soo bandhigtay Sawiro

Cajiib Daawo Fanaanada Quruxda u saaxibka ah ee Ikraan Maxamed Caraale oo soo bandhigtay Sawiradii uGu shidnaa abid mar ay ku sugnayd Dalka Aukland, New Zealand iyo IRELAND fanaanada oo noqotay tii abid isku darsatay qurux iyo cod macaani ayaa waxa lala wareeray sida quruxda badan ee ay uGu soo baxdo sawirada.

Fanaanda oo ku can baxday dhexdhexaadnimo iyo hal abuur faneeed oo Allah hibo u siiyey ayaa la odhan kara waa shayga kali ah ee ay ka dhaxashay aabaheed Alaha u naxaristee Maxamed Carale oo ka mid ahaa hoboladi Waabari , waana shay ay ku dhaaftay qayrkeed haddab.

HALKAN GUJI OO KA DAWO