Cajiib Beeshe Gabooye oo sheegtay in ay samaynayso jabhad ay hogaaminayso Maryan Mursal Ciise oo buuraha gal gala gali doona

Yaab Beeshe Gabooye oo sheegtay in ay samaynayso jabhad ay hogaaminayso Maryan Mursal Ciise oo buuraha gal gala gali doona, jabhadasi oo la dagaalami doonta maamul goboleedka Punland ka dib marki gabadh gabooye ah inta jacayl been ah lagu abuuray la uureeyey ninkii uureeyeyna uu dafiray, Sowgi raggu geeri ka xiga jiray gabadh oyday bay ku bilaabay, haddaba,

HALKAN GUJI OO KA DAWO