Beled xaawo kharashka oo la jaangeeyey

Dhallinyaro badan ayaa waxa ay aad uga qeyliyeen qarashka ku baxa xafladda arooska. Maamulka degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa taas jawaabteeda haaya.
Waxay go’aamiyeen in sharci ay tahay in la yareeyo qarashka xafladaha iyo guurkaba.
Sharcigan cusub iyo walibana waxa ay uga dhigantahay shacabka Reer- beledxaawo ayaa lagu gooyay 100 dollar in aanu ka badan. Sideed u aragtaa