BBCSOMALIDA Beenti la buunbuuniyey

BBCSOMALIDA Beenti la buunbuuniyey….

Dadka madmadow ee Geeska Afrika ku dhaqan ee Soomaalida la yidhaahdo, in badan oo ka mid ahi maalmahan wax ay xusayaan, yacni u dabbaaldegayaan, warbaahinta gumaysiga imbiriyaaliga ah ee Biriteyn (Ingiriis) ee BBC (British Broadcasting Corporation) Laantiisa Soomaaliga, idaacaddaas oo weligeed ahayd hawsha baahinta dacaayadaha danaha Ingiriiska. Markaa adiga maxaa kaa galay? Sow caddayn u ma aha aragtida qabta addoonku badanaa kolka uu xoroobo in uu sayidkiisii xoreeyay iska sii jeclaado?