Allahu Akbar Haloo duceeyo fanaanadi qaran

Bismillaah Raxmani Raxiim dhaman dadka soomaaliyed waa idin salaanay salan kadib waxa laga codsanayaa inay u soo duceyan fananadi Weyneed ee Qaranka Mama sahra Axmed jaamac oo xaalad cafimaad daro la soo daristay waxan Alle oga baryeeynaa in ilahay caafimaad sareeco siiyo xanuun kana far iyo suul Rabi oga dul qaado fananada
Aamiin Aamiin Aamiin yaa allah.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *