Allahu Akbar Daawo sheikh Saciid Raage oo Ashahaada u qabtay Chinese Iyo Cadaan Soo islaamay

Allahu Akbar Daawo sheikh Saciid Raage oo Ashahaada u qabtay Chinese Iyo Cadaan Soo islaamay..

Shekhan Allah haka abaal mariye waxa uu dadkan u bandhigay Kalmada Xaqa Ah ee an in Allah kaliya jiro , Mohamedna Rasuulkiisi yahay , Daawo siday uGu dhawaaqayaan ,