Akhriso oo ha qoslin . adigoon kun haynbaad Iska Kibir cashaysee.,

Akhriso oo ha qoslin . adigoon kun haynbaad Iska Kibir cashaysee., waa Abwaan shucayb oo kabaha la dul maray dumarka somalida iyo tii uu jeclaaday oo tix ku karbaashay waxa uu yidhi :


In haweenku kulul yiin
nin unugul karkariyaan
koorasyada khiyaamada
kuli wada dhameeyeen
kaftanbaan u heystee
miyuu caawaa koori
iyo karbaashki isaaren
hodontii kafkaa hayd
cilmi sey u karisaad
ana ii kadeedo
kaa yeeli maayee
kitaabkaa quraankiyo
koreeyaan ku dhaartee
kaftaanka walaalnimo
iyo kulanka sheekadu
waa karaama aadmiga
koreeyuhu ku beeree
haddii lays karaahsado
kuraasta lakala guran
aniguna kufaariyo
uma dhalan kuleylkee
marhadaanse saro kaco
kimistaanba kaa dhigi
kurkaasanan kaa goan
waa maxay kalgacalkiyo
markaan kaaley idhee
kaadooyo xidhan iyo
kaahadi haweenkiyo
kontenley ku faanad
isisii kabaysee
kac naaya isoo dhaaf
kaadibad yarbaad too
hargeisana ku kobacdoo
kaartooyin baratee
waa maxay kariirtani
anigoo karaatoon
koolkooliyaaban helilaa
karaamiyo kalsooni aan tabaaye
waa maxay kariirtani
xisaaba kormeerle
kontan kaama daaye
kabaabtad dhamaysiyo
kackacaad cuneysiyo
keekiyo quraaci
kaashtoodi soo celi
soo raaci kooki
iyo kiradi gaadhiga
haddi kale kab i saar
adigoon kun haynbaad
iska kibir casheysee
haddi kale karaamada
iyo sharafta kaa rido
kaa caseeyo kaadhkee
kool garee dadkiini
uma sheeg kambalaiyo
inaad keyn ku xidhantoon
kugu haystoo kumanaan
haddi kalena kuugiyo
kaasheerka meeshaan
kugu soo kabaynoo
ku karbaashi doonee
kudud noow bartaada
sheekadi kaar jacayl ee ugu horeysey barnaamijkii madadaaliyo maanso uuna diyariyey;shucayb cabdiraxmaan
fikir kaaga ka dhiibo